NEWSAragtida Dadweynaha/WareysiyadaVIDEOS “Madaxweynuhu Wuxuu Keenay Khudbad Boro-bagaando Ah, oo aad Moodo Inuu Doorasho Ku Galayo” Xildhibaan Cabdiqaadir By admin - March 24, 2019 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Hargeysa(Hayaannews) Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa naqdiyay khudbad sannadeedkii dastuuriga ahayd 2019 ee uu maanta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka hor-jeediyay labada Golle Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.