Bahda Hayaannews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox Oo Wakiilkii Marxuum Ismaaciil Daahir Dogox (Ismaaciil Yaakhii) Oo Geeriyooday.


Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhamaan hawl-wadeena ka hawlgalaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox  oo Walaalkii Marxuum Ismaaciil Daahir Dogox (Ismaaciil Yaakhii) ku geeriyooday Maanta oo ay taariikhdu tahayd 1.11.2020 Magaalada Hargeysa, waxaana Marxuumka lagu aasay Xabaalaha Massalaha ee Magaalada Hargeysa.

Marxuumka waxaan ILAAHAY uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Ehelkii, Qaraaabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.

Aamiin…………….Aamiin………………………………………………………………………Aamiin.