LIX QALAD OO AADAMUHU NOLOSHIISA KA GALO

  1. Waxa uu aaminaa in guusha iyo dheefta aanu gaadhi karin illaa uu dadka kale iska reebo / meesh ka saaro.
  2. Waxaa warwar ku abuura waxyaabo aanu waxba ka beddeli karin / qalad aanu isagu sixi karin.
  3. Waxa uu waqti ku lumiyaa u orodka yool aanay suurtagal ahayn in uu gaadho.
  4. Waxa uu dhayalsadaa kobcinta iyo nadiifinta maanka.
  5. Waxa uu dadka ku qasbaa in ay isaga la mid noqdaan .
  6. Waxa uu ka madax adaygaa in uu dhinac iska dhigo, dookhyada macno darrada ah

#Marcus_Tullius_Cicero

#Kamaal Marjaan

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com