“Dawladnimadu Waa Jaajuur Nin-ba In Ayuu Saarayaa Waanay Soconaysa Mana Istaagayso, …” Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweynihii hore ee Somalland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, isla markaana waxa uu ka sheekeeyey sababtii keentay in la aasaaso Telefiishanka Qaranka Somaliland,

“Dawladnimadu waa Jaajuur ninba in ayuu saarayaa waanay soconaysa mana istaagaysa, horumarkuna uu soconayaa…” Ayuu yidhi Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

HALKAN HOOSE KA DAAWO

“Dawladnimadu Waa Jaajuur Nin-ba In Ayuu Saarayaa Waanay Soconaysa Mana Istaagayso, …” Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: hayaannewsonline@gmail.com