Abby Hensel Oo Ka Mida Mataana Isku Dheggen Ee Ugu Caansan Adduunka Oo Guursatay.

Abby Hensel oo ka mida mataanaha isku dheggan ee caanka ka ah adduunka ayaa xaqiijisay inuu guursaday nin la yidhaahdo josh Bowling-Hayaannews

USA(Hayaannews):Abby Hensel oo ka mida mataanaha isku dheggan ee caanka ka ah adduunka ayaa xaqiijisay inuu guursaday nin la yidhaahdo josh Bowling 2001 taas oo imika la shaaciyey.

Abby iyo Brittany oo 34 jir ah ayaa u dhashay kuna Korey gobolka Minnesota oo ka tirsan cariga mareykanka .

Abby ay ayaa ah gabadha guursatay jacaylkeeda nolosha josh Bowling oo ahaa kalkaaliye caafimaad iyo ruugcadaa ka tirsanaan jirey ciidamada mareykanka oo u dhigay aroos fudud.Abby waxay ku riyoonaysa inay caruur yeelato mustaqbalka.

Abby iyo Brittany waa mataano isku dheggen oo mid kasta oo iyada ka mid ahi ay leedahay madax sanbab wadne calool iyo beer iyada u gaara, Sidoo kale-na leh hal hab-dhiska taranka ah iyo hal jidh oo ay wadaagaan, kaas oo aan la kala jarin muddadii ay noolaayeen oo ah 34 sannadood.

HALKAN KU DHUFO OO BOOQO:https://www.today.com/parents/family/conjoined-twin-abby-hensel-married-rcna145275

Abby Hensel oo ka mida mataanaha isku dheggan ee caanka ka ah adduunka ayaa xaqiijisay inuu guursaday nin la yidhaahdo josh Bowling-Hayaannews

Mustafe_Janaale

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: hayaannewsonline@gmail.com