“Ninka Madaxweynaha (Muuse Biixi) Waxaan Odhan Lahaa Waxaad Dalka Ka Waddo Ka Jooji, Dadku Si wanaagsan Ayey Ku Doorteen Si Wanaagsan Uga Tag” Cabdilaahi-DARAWAL

Abdilahi_Husein_Iman_Darawal-Hayaannews

Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka HORSEED Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Cabdilaahi-DARAWAL) ayaa ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inuu si wanaagsan umadda uga tago oo uu muranka joojiyo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Abdilahi_Husein_Iman_Darawal-Hayaannews