Sababaha Keenay In Wasiirkii Difaaca Ee Jarmalku Ay Is-casisho

Wasiirka difaaca ee dalka Jarmalka Christine Lambrecht ayaa ku dhawaaqday inay iscasishay, ka dib markii ay soo ifbaxeen su’aalo badan oo la xidhiidha, kartideeda hoggaamineed ee dhinaca ciidamada gaar ahaan intii uu socday dagaalka Ukraine.