“Taliyuhu Wuxuu Ugbaad Aragsan Ku Yidhi Cirro Wax Ha Kuu Qabto”

“Taliyuhu Wuxuu Ugbaad Aragsan Ku Yidhi Cirro Wax Ha Kuu Qabto”

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabay Fanaanada Caanka ah ee Ugbaad Maxamuud Cabdi (Ugbaad-ARAGSAN) oo ka tirsan Fanaaniinta Xidigaha Gees-ka.kadib markii ay ku eedeeyeen inay baraha bulshada ku faafisay dhaqamo xun-xun oo ka soo hor-jeeda diinta Islaamka.