Hargeysa(Hayaannews): Xildhibaan AxmedKhaliif Jaamac Saalax oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cambaareeyey hanjabaad iyo aflagaado uu kula kacay taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Dabagalle Xildhibaan Maxamed Abiib, isaga oo ugu baaqay inuu raaligelin ka bixiyo arrintaasi.
“Waxa jira Niman Dhallinyaro Afka Soo Duubta Oo Ku Shaqaysta Magaca Sirdoonka Qaranka,Waxa Taliye U Ah …..”Xildhibaan Ahmedkhaliif Jama Salah !
“Waxaan cambaareynayaa falkii maanta ka dhacay Taliska CID-da, taas oo Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiillada ay aflagaado ka soo gaadhay taliya ciidanka Booliska Somaliland,….Taliye nin-weyn oo muxtarima ayaad tahay arinka Xildhibaan Maxamed Abiib raali-gelin ka bixi”.Ayuu yidhi Xildhibaan Axmedkhaliif.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.
#Hayaannews, Office
Hargeisa, Somaliland
EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com