“XAMAR Waxba Ma Yaalaan Iyagii Ayaa Is Haysta, Reer Booramoow Waddankiina Somaliland Wax La Qeybsada,…Lughaya Dekedeeda Waa La Dhisayaa..” Daahir Rayaale Kaahin

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Oo La Hadlay Reer Awdal iyo Guud Ahaan Somaliland

“Reer Awdaloow taladiina mideeya, ma buuxsameyso maalinba waxbaa dhiman, waxa dhiman ninowna waxaad heyso ha u dumin. Waxaad heysato hayso, waxa inaga dhimana aynu raadsano” Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.