Xukuumadda Somaliland Oo Magacawday Guddida Takuleynta Shacabka Reer Falastiin Ee QAZA

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Maxamed Xaaji Aadan Cilmi-Hayaannews

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa maanta magacaabay Gudidda Takulaynta Shacabka reer Falastiin ee Qaza.

Wasaardda Diinta Awqaafta Somaliland ayaa waxay qabatay kulan qaadhaan loogu uruurinayo shacabka reer falastiin ee Qaza.

“Waxaanu dirayna baaq,baaqaas oo ah inaynu ka qayb qaadanno taakulaynta Walaalaheen Qaza” Ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Maxamed Xaaji Aadan oo ka hadlayay kulanka qaadhaanka loogu uruurinayo dadka reer falastiin.

Guddidan uu Wasiirku magacaabay oo ka kooban 19 xubnood ayaa War-saxafadeedka uu Wasiirku soo saaray oo nuqul ka mida heshay Shaabakada Wararka ee #Hayaannews, waxaanu u dhignaa sidan:

Xukuumadda Somaliland Oo Magacaabtay Guddida Takuleynta Shacabka Reer Falastiin Ee QAZA
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Maxamed Xaaji Aadan Cilmi-Hayaannews

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: hayaannewsonline@gmail.com