Bahda Hayaannews Oo Tacsi U Dirtay Marxuum #IID_Maxamed_Shire Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (#Mustafe_Janaale), hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee #Iid_Maxamed_Shirre oo caawa niskii danbe ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Marxuum Iid Maxamed Shire waxa uu ahaa nin wanaagsan oo dadka jecel oo yar iyo weynba iskugu mid yihiin.

Waxaan Tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Qarankii iyo guud ahaan Qowmiyada uu ka baxay Allah naxariistii Janno ha ugu deeqee Iid Maxamed Shirre oo caawa ay taariikhdu ahayd 14.2.2021 ku geeriyooday Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa.

Waxaan ILAAHAY uga baryayaa Marxuum Iid Maxamed Shirre naxariistiisa Janno ugu deeqo, dhammaanteena uu Samir Iyo Iimaan ka siiyo.

Isha Ku Hay Shabakadda Wararka Ee www.Hayaannews.net  Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ee Ha moogaan.

#Hayaannews, Offie

Hargeysa, Somaliland