Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Shaacisay Inay Tirada Dadweynaha Reer Somaliland Ay Gaadheen 5-Milyan Qof Tiro-koob La sameeyey.

Hargeysa(Hayaannews): Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay shaacisay inay tirade dadweynaha reer Somaliland ay gaadheen 5-Milyan, kadib markii tiro-koob la sameeyey.

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibada ahna Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. Liibaan Yuusuf-Gadhle waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta ka hadlayay Xafladii Daah-furka buug laga qorey Taariikhda Faca-weyne ee Jamhuuriyadda Somaliland oo la yidhaahdo “Buuga Xogta Somaliland”, “Country Profile”.

HALKAN HOOSE KAD AAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com