Aas Qaran Oo Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa Professor Cabdiraxmaan Axmed Shunuf Iyo Haladii Laga Jeediyay

Hargeysa(Hayaannews): Alle ha u naxariisto Profesor Cabdiramaan Axmed Shunuf ayaa galabta aas qaran loogu sameeyey Magaalada Hargeysa, adib markii uu ku geeriyooday dalka Hindia.

HALKAN HOOSE KA DAAWO