HAYAANNEWS.NET
Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta Oo Madaxweynaha U Gudbiyay Dalab Shaqo Ka Tagis Ah
March 20, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Hayaannews)-Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame ayaa iska casilay xilka agaasimaha guud ee xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxaanu warqad shaqo ka tagis ah u gudbiyay Madaxweyne Biixi.

Agaasime Cismaan ayaa dhawaan u gudbiyay Madaxweyne Biixi dalab uu ku doonayo inuu shaqada ka fadhiisto, waxaanu ku sababeeyay xaalad caafimaad, iyadoo uu dhawaan dalka dibadiisa ku galay qaliin.

Dr. Cismaan ayaa Madaxweynaha ka dalbaday inuu ka aqbalo shaqo ka tagista uu dalbaday. Madaxweyne Biixi, ayaa la sheegay inuu ka aqbalay agaasime Cismaan, is casilaadda uu u gudbiyay.

Geesta kale Dr. Cismaan oo u waramay wakaaladda wararka ee SOLNA, ayaa xaqiijiyay jiritaanka is casilaaddan waxaanu yidhi  “Waan iska casilay xilkii aan ka hayey Xukuumadda sababo la xidhiidha Arrimo caafimaad, waxaan madaxweynaha u gudbiyey waraaqdii iscasilaada, waanu iga aqbalay. Waxaan uga mahadcelinayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi sidii wanaagsaneyd ee aanu u soo wada shaqeynaynay muddadii aan Agaasimaha Guud ka soo ahaa Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warfaafinta labadaba,”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews