“Barakacayaal Ayaa La Leeyahay, Waa Dadkeeni oo Inala Mida Ay Tahay Inay Waddanka Degaan Iyaga oo Aan Barakac Ahayn,Magaca Barakace Ayaa Ah Xad-gud” Guddoomiye Maxamed Baaruud Cali.

“Barakacayaal Ayaa La Leeyahay, Waa Dadkeeni oo Inala Mida Ay Tahay Inay Waddanka Degaan Iyaga oo Aan Barakac Ahayn,Magaca Barakace Ayaa Ah Xad-gud” Guddoomiyaha komishanka Xuquuqul Iinsaanka Somaliland Maxamed Baaruud Cali.
“Aduunyadu waa qabyo,Maalin kaliyana waxba kuma dhamaadaan” Guddoomiyaha komishanka Xuquuqul Iinsaanka.
#Hayaannews, Office
Hargeysa, Somaliland