Cuqaasha Beel-weynta ARAB Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwada Ka Dhanka Axmed Osmaan “Adeer Kabcooyinka Yaan La Iska Weerarin”
April 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Hayaannews)
Cuqaasha Beel-weynta ARAB ayaa si kulul uga hadashay dacwada ka dhanka ah
Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle, isla markaana waxay fariin u direen Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi.
“Adeer
kabcooyinka yaan la iska weerarin”Caaqil Khadar Bacood, isaga oo hadalkiisa sii
watana waxa uu yidhi “Madaxweyne Xeerarkii Aynu Dhiganay haddii aanay shaqeyn
Wax Kale ayaa Shaqeyn”