“LAASCAANOOD 341 Guri ayaa laga dumiyey, Gabileyna 121 kaa Aqal waa in la dumiyaa..” Wasiir Maxamed Kaahin

Gabiley(Hayaannews):- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dumiyo 121 Guri oo ku yaallo waddooyinka magaalada Gabiley, iyadoo la fadhiisinayo hadda qaabka magaalaynta cusub amma Toon-balaynka magaaladaas, waxaanu intaas ku daray in magaalada Laascaanood oo ah halkii laga bilaabay qorshaha cusub ee magaalaynta laga dumiyey 341 Aqal.

Wasiir Maxamed Kaahin iyo Wasiirro kale oo Wasiirka hawlaha guud ka mid yahay, ayaa maanta Gabiley kaga qaybgalay Xafladda lagu shaacinayey qorshaha magaalaynta cusub ee Gabiley, halkaas oo ay Wasiir Kaahin iyo Masuuliyiin kaleba hadallo ka jeediyeen ayuu sidaa ku sheegay.H

Wasiir Maxamed Kaahin Axmed