#SOMALILAND: Wasaaradda isgaadhsiinta iyo  Shirkadaha xadhiga Faber Optic-ga Oo Hirgeliyay Heshiis ay wada gaadheen

Hargeysa (Hayaannews ):wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland, ayaa shaacisay in uu hirgalay heshiis dhexmaray dawladda Somaliland iyo iyo shirkadaha xadhiga Faber Optic-ga

War-murtiyeedkan oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Shaakada Wararka ee Hayaannews ayaa u dhigna sidan.