HAYAANNEWS.NET
Weerar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Faransiiska
October 29, 2020 - Written by admin

 Nice(Hayaannews): Booliska Faransiiska ayaa sheegay in nin ku hubeysnaa toorreey uu saddex qof ku dhex dilay kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dhacda koonfur bari ee badda Mediterranean-ka Faransiiska.

Duqa magaalada Nice, Christian Estrosi, oo weerarka ku tilmaamay mid argagixiso ayaa sheegay in haweeneey ka mid aheyd saddexda qof ee la filay la helay iyada oo gowracan.

Waxa kale oo uu intaasi raaciyay in weerarka uu ka dhacay meel u dhaw kaniisadda Notre Dame ee magaalada.

Ninka weerarka geystay oo aanan weli la ogaan heybtiisa ayaa la dhigay cusbitaal, kaddib markii ay dhaawaceen ciidamo boolis ah oo kadibna gacanta ku dhigay.

Weerarkan ayaa imanaya wax ka yar laba todobaad, kaddib markIi nin ku hubeysnaa toorreey uu meel u dhow magaalada Paris ku gowracay macallin maaddada taariikhda ka dhigi jiray dugsi dhexe.

Waa weerarkiI saddexaad oo dad lagu dilo oo ka dhaca Faransiiska muddo laba bilood gudahood ah.

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews