Madaxweynaha Dawlada Federal Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay xukuumadiisu qiratey inay xadey raashinkii iyo shidaalkii Dowladda Mareykanku ku taakuleysay Ciidanka Kumaandowta Danab ee Soomaaliya waxa na uu maanta mar keliya ka soo muuqdey goob lagu xusayo maalinta qaranimada Dalka Tanzania isaga oo faraxsan oo gacanta u lulaya Ciidanka Tanzania. Taas oo muujineysa heerka damiir xumadiisu ay gaadhsiisan tahay.
“Inta Maanku Gaajeysan yahay Guuli Waa Wali ” Hadraawi
Xasan Sheekh ayaa hoteelo casri ah iyo xarumo ganacsi oo waaweyn ku leh gudaha dalka Tanzania. kuwaas oo ah booli qaran.
Cabdulahi Gawaafe