Isticmaalka Mobile-ka Xiliga Habeenkii Ee Qofka Sii Seexanayo iyo Saamaynta Uu Ku Yeesho Hurdada.

Qarniga aan noolahay waxa nolosheena caadiga ah ka mid noqday talefoonka gacan khaasatan ku loo yaqaan Talefoonka laabsalaax (smartphone or cell phones) waxanu ku qabsanaa howlo badan oo macquul ah waxaynu ka helnaa warbixino oo hada ciba weeye isma Tidhaahdo :Haa: markaa waxad moodaa inayaa laga maarmi karin”” waarun””
Marka laga yimaado intaa dhanka kale waxay leeyhiin inay dhibaato Caafimaad.
Waxan si eegaynaa dhanka hurda iyo siday u sababaan hurdo la’aanta marka qofka isticmaalo xiliguu sii seexanayo
1 Maskaxdaada waxa ku dhacay caring badan more stimula Taas oo keenaysa in hurdadii iman weydo ama aya habeenkaa kaa raagto.
2 Iftiinkq buluuga ah ee taleefanka waxa laga metelay iftiinka maalinkii Taas keenaysa inay yaraato dheecaanka loo yaqaan melotanin ee ka qayb qaata hurda
Sidookle iftiinkaa wuxu wax yeelaynayaa indhaha qofka.
3 waxa laga yabaa inaad aragto wax kaa nixiya ama.shucuurtaada bedela xiliga aad seexan lahayd taas oo keenikarta hurdo laanta kugu dhacda habeenkaa.
Hada sidee looga hortigi karaa inaan xaladahan dhicin si aanay kuugu dhicin hurdo laan ama hurdo yari sleep insomnia
Madaama.hurdo fiican ood seexto habeenkii ay caafimaadkaaaga,niyadaada shaqadaada beri, intaba wanaajinayso
Waa inaad samayso arinkan.
1 Ugu yaraan Hal saac ka hor ama laba saac kahor intaadan goobtaada hurda tegin iska dhig Taleefoonka iska fogee.
2 Samee Nasasho mudadaa ugu yaran saacada ah si maskaxdu u nasato.
Waa wax yar oo.kooban oo wacyi gelin guud ah
FG DARAASADAN WEY DHEERTAY HALKAN LAGUMA SOO WADA KOOBI KARO MUHIIMKA KA QAADNAYNAA
Qore Abdulahi mahamed Artan
Xigasho. Cleveland Clinic