Waxtarka Caafimaad ee ay leedahay TOONTU

Maxaad ka taqaana wax tarka caafimaad ee ay Toontu leedahay.

Taxanaha Caafimaadka.

Toontu waxay dajisaa:

  1. Dhiigkarka.
  2. Kalastroolka.
  3. Neerfayaasha.

Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:

  1. Xusuusta.
  2. Difaaca jirka.
  3. Hurdada.
  4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
  5. Dareenka.

Waxay daawo u tahay:

  1. Hargabka soo noqnoqda.
  2. Cudurada wadnaha.
  3. Cudurada lafaha.
  4. Cambaarta iyo finanka.
  5. Cudurada maqaarka.
  6. Baabasiirka.

Waxay yaraysaa:

  1. Lalalabada.
  2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da’dooda ka wayn yihiin.
  3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
  4. Lafa xanuunka.

Waxay u daran tahay:

  1. Qofka beerka ka xanuunsan.
  2. Qofka dhiig baxaya.

Waxaa la cunaa:

  1. Subaxdii.
  2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
  3. Maalintii hal xabo.

Waxay fiican tahay:

  1. In sideeda loo cuno.
  2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.

Waxay dishaa kana takhalustaa:

  1. Bakteeriyada.
  2. Fayras-ka.
  3. Gooryaamada caloosha.

Qalinkii:Dr waahin sabriye.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com