Daacigii Caanka Ahaa Sheekh Cali Geelle Oo Ka Baxay Culimada Tabliiqa

Daacigii weyna Sheekh Cali Geelle Xuseen-Hayaannews

Hargeysa(Hayaannews); Alle ha u naxariiste Sheekh Cali Geelle Xuseen oo ahaa daawi-weyn iyo ganacsade caan ka ah waddamada bariga Afrika ayaa geeriyooday.

Sheekhsan daaciga ayaa waxa lagu xasuusan doonaa sidii uu u samo-fali jirey dadka masaakiinta ah, iyo weliba doorkii shariifka ahaa ee uu ku lahaa faafinta dacwada diinta Islaamka.

Bahda Shabakada Wararka ee Hayaannews  meelkasta oo ay dunida joogaan waxay tacsi u direyaan, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Ganacsatadii iyo Culimada Tabliiqa iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Sheekh Cali Geelle Xuseen. Marxuumka ILAAHAY ha u naxariisto dhammaanteena Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Daacigii weyna Sheekh Cali Geelle Xuseen-Hayaannews

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: hayaannewsonline@gmail.com