40-qof Oo Lagu Dilay Toogasho Tiyaartar Ku Yaala Moosko

Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday hoolka riwaayadaha ee Moscow, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS