“Ha Moogaan Rugta Uduga Ee ‘CUUD AL CAMBAR PERFUMES” Mulkiilaha Rugta Uduga Marwo Iimaan Ashara

CUUD IYO CAMBAR PERFUMES

Meherad Cusub Oo La Magac-Baxday CUUD AL CAMBAR PERFUMES Lagaaga Furey Magaalada Hargeysa

Hargeysa(Hayaannes): Mulkiilaha Meherada CUUD AL CAMBAR Marwo Iimaan Ashara waxay ugu bushaareynaysaa Dadweynaha ku nool Magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda iney kuu furtey rug cusub oo idinka haqab tiri doonta wixii baahi udug iyo caraf ah.

Waa Meherad cusub oo lagaaga furey Magaalada Hargeysa,waxaad ka helaysa Nooc kasta oo ah Cadar, Baarafuun, fooxa iyo Uunsi oo ay u baahan tahay nafsadaadu.

Si ay kuugu waacnaato Farxada Ciidu u doono Rugta Cuud AL Cambar, Cadaro kala nooc nooc ah iyo Uusiga isku soo haadka. Gaar ahaan barafuunada ragga iyo Dumarka , cadarada Dumarku ay marsadaan tinta, Cadarada kilkilooyinka. Iyo Uunsi noocyo kala duwan ah,sida,Uunsiyada ay isku carfiyaan Dumarku. Uunsiga Marwooyinka,Uunsiga iskaabulada iyo Uunsiga Garoobaha..Uunsiga lagu carfiyo guryaha, Meheradaha, iwm.

Haddaba hadad joogtid Hargeysa hore u gaadh oo ka soo dukaameyso Meherada Cuud AL Cambar Perfumes,

Waxaad ugu tegi doonta,Qiime macquula oo ku raali-geliya, soo dhoweyn heer sare ah iyo shaqaale fir-fircoon oo aad ku qanci doontid soo dhoweyntooda (Customer care).

Balanteenu Waa Rugta Uduga iyo isku soo haadka ee “CUUD AL CAMBAR PERFUMES” oo ku taala Kaalinta Sideedaad, gaar ahaan MALL-ka cusub ee Guryo-Samo oo Ku yaala gacanta Somaliland ama waxaad kala soo xidhiidha:

Numberadan: 00252-634748986, Iyo 00252-637100184

Email: cuudalcambar@gmail.com

CUUD IYO CAMBAR PERFUMES
Mulkiilaha Meherada CUUD AL CAMBAR PERFUMES Marwo Iimaan Ashara

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Musafe-Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com