Hargeisa View Restaurant Oo Dib-U-Habeyn Iyo Casriyeyn Laguugu Sameeyey.

Hargeysa(Hayaannews): Hudheelka cuntada ee #Hargeisa_View_Restaurant oo ku yaala Massalaha Magaalada Hargeysa, ayaa waxa lagugu sameeyey dib-u-haben iyo casriyeyn, isla markaana waxa qiimo dhimis lagu sameeyey dhammaan adeegyda uu bixinayo sida Cuntooyinka fudud iyo cabitaanada, cashooyinka, Casuumadaha Qadooyinka I.W.M.

Sidoo kale, waxaad ka heleysaa in cunta halka aad joogto lagugu keenayo ‘Delivery’ gaar ahan Xaafadaha Massalaha, Adeegyada cusub ee uu Hudheelku uu ku soo kordhiyay waxa ka mid ah:

  1. Kireynta Hoolalka Shirarka, Aroosyada iyo Meherada oo si Casriya loo qalabeeyey.
  2. Qeybaha Aqal Soomaaliga ee Hudheelka oo Si weyn loo qurxiyey.
  3. Koofer Casriya oo loogu tallo-galay in lagu qurxiyo Caruusadaha iyo dhammaan haweenka Munaasibadaha Farxada W.M.
  4. Xafiis ka kireynaya Guryaha goglan iyo kuwa aan goglayn.    

Hadaba, Huteelka #Hargeisa_View_Restaurant waxa uu ku yaala Waddada Massalaha ee tagta Masaajid Sheekh Mustafe, isaga oo kaa qabanaya dhinaca Bari  Wixii Faah-faahin dheerada kala soo xidhiidh numberadan hoos ku qoran:

Mobile: 00252-6344094

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: hayaannewsonline@gmail.com