Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyey Cayimada Taariikhda La Qabanayo Doorashooyinka Isku Sidkan.

Hargeysa(Hayaannews): Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aanka cayimidda Doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada iyo Ururada Siyaasadda Somaliland in la wada qabanayo 13-ka bisha November 2024-ka.

War-saxafadeed ay Guddida Doorashooyinka Somaliland ku soo saareen cayimaadda tariikhda la qabanay Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka iyo Doorashada tooska ah ee Axsaabta qaranka Somaliland oo nuqul ka mida ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews, isaga oo faah-faahsan waxa uu u dhignaa sidan:

Komishanka Doorashooyinka Somaliland-Hayaannews
Guddoomiyaha-Komiishanka-Doorashooyinka-Somaliland-Muuse-Xasan-Yuusuf-Hayaannews
Komashineer Faadumo Quule-Hayaannews

Mustafe-Janaale 

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: hayaannewsonline@gmail.com