Nuxurka Qoddobada Ay Ka Wada Hadleen Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ฐ๐ž๐๐ž๐ง ๐Œ๐ซ. ๐‰๐จ๐š๐œ๐ก๐ข๐ฆ ๐–๐š๐ž๐ซ๐ง

Hargeysa(Hayaannews): ๐Š๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š Somaliland ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒย  ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐–๐ž๐Ÿ๐ญ๐ข ๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จย  ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ฐ๐ž๐๐ž๐ง ๐Œ๐ซ. ๐‰๐จ๐š๐œ๐ก๐ข๐ฆ ๐–๐š๐ž๐ซ๐ง ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐ž๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ซ. ๐‰๐จ๐ก๐š๐ง ๐’๐ฏ๐ž๐ง๐ฌ๐ฌ๐จ๐ง.

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay xog ka siiyeen Safiirka halkay marayaan hawlaha diyaargarowga doorashada, KDQ waxay u caddeeyeen Safiirka in todobaadkan ay soo saarayaan Liistada Codbixiyayaasha Kama-baysta ah iyo Jadwalka Doorashooyinka isku-sidkan ee Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka.

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay ka codsadeen Safiirka iyo dawladda Sweden innay ka taageeraan arrimaha doorashooyinka gaar ahaan dhanka dhaqaalaha.