Ra’iisal wasaare ku xigeenkii Britain Oo Is-casilay Iyo Dareenada Ku Xeeran.

London(Hayaannews): Ra’iisal wasaare ku xigeenka Britain Dominic Raab ayaa iska casilay xilkii uu hayey, kadib markii baadhitaan lagu sameeyey, la xidhiidha habka uu ula dhaqmay dadka la shaqeeya.

Warqadda is-casilaadda oo la soo dhigay barta Twitter Jimcihii maanta ayaa ra’iisal wasaare ku xigeenka iscasilay ayuu ku caddeeyey iscasilaaddiisu inay daba socoto baadhitaanka la xidhiidha cago-juglaynta, isaga oo sheegay inuu aaminsan yahay muhiimadda ay leedahay inuu erayadiisa ilaaliyo.

British Deputy Prime Minister and Justice Secretary Dominic Raab walks outside Number 10 Downing Street, in London, Britain November 8, 2022. REUTERS/Toby Melville