SOMALILAND: Garsoore Fahmay Basaska

Hargeysa(Hayaannews): “Bakhtiga Ma cunee Fuudkiisa ayaan Cabaa” Maah-Maahdan ayaa waxa ku si foobay Garsoorihii hore ee Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Axmed Dalmar, isaga oo markasta oodhan jiray anigu laaluush ma qaato, Balse noqday nin laaluush-ka si farsameysan u qaadan jiray.

Garsoore Axmed Dalmar ayaa waxa iibsaday dhowr iyo laaban Bas oo caddeyn u noqonayaa inuu laaluush-qaate ayaa

Hadaba Sida ka muuqataa Sawir-gacmeedkan hooseeyaa ayaa waxa uu Garsoorahaasi leeyahay dhow iyo labaatan Bas, isaga oo loo Xambaariyey Basaskaasi Hoosta ka eeg.

Waa Sawir-Gacmeed Ka Hadlayaa Garsoorihii Hore Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Axmed Dalmar