“Somaliland iyo Soomaaliya Waxay isku Hayaan Xuduudaha Labada Dal iyo Inay……” Madaxeyne Biixi

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Afur iyo Casho Sharaf Ah U Sameeyey Culimaa’udiinka Waa-weyn Ee Somaliland

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa fiidnimadii caawa kulan   isugu jirtey afur iyo casho qasriga Madaxtooyada  ugu sameeyey  Culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland

HALKAN HOOSE KA DAAWO