“#SOMALILAND Kama Maarmi Karto Reer SOOL,….Aynu Xal Wada Raadino….” Guddoomiyaha Golaha GUURTIDA Saleebaan-GAAL

Hargeysa(Hayaannews):Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Mudane Saleebaan Maxamuud iyo talooyin badan ka soo jeediyey kulanka, ayaa muujiyey muhiimadda ay leedahay in xal degdeg ah laga gaadho dhibka Laascaanood, isaga oo xusay inay Laascaanood tahay udub-dhexaadka Somaliland.

“Somaliland hore ugamay maarmin reer Sool, maanta kama maarmi karto, waana dad is dhalay oo aan meelna u kala kici karine aynu xalka wada raadinno.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADII SALEEBAAN-GAAL

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com