“Waxaan Qiraynaa In Aanay jirin Cid Isu Dhaanta Dhulbahante iyo Somaliland” Wasiir Saleebaan Cali KOORE

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Salebaan Yuusuf Cali (Koore),

“Dadka reer Somaliland Waxay Diyaar u yihiin, in wax kasta oo tabasho ah in la isaga yimaado oo laga wada hadlo”

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Md. Saleebaan Cali KOORE  ayaa sheegtay inaanay jirin cid isu dhaanta dhulbahante iyo Somaliland, isla markaana diyaar loo yahay wax kasta oo tabasha oo jirta in diyaar loo yahay in la isaga yimaado.

“Waxaan Qiraynaa In Aanay jirin Cid Isu Dhaanta Dhulbahante iyo Somaliland” Ayuu yidhiWasiir Saleebaan Cali KOORE

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi“Dadka reer Somaliland Waxay Diyaar u yihiin, in wax kasta oo tabasho ah in la isaga yimaado oo laga wada hadlo”

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADII WASIIR KOORE

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com