SOMALILAND Oo Baaq U Dirtay Dhinacyada Ku Dagaallamaya Caasimadda Dalka Suudaan ee Khartoum

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Khartoum(Hayaannews): Madaxtooyada Somaliland Oo Baaq U Dirtay Dhinacyada Ku Dagaallamaya Caasimadda Dalka Suudaan ee Khartoum

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Saylici waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu soo saaray.

Somaliland is concerned by the escalating violence between the Sudanese Armed Forces & Rapid Support Forces. We call on all parties involved to halt the violence immediately, avoid any further escalation or troop deployment, and prioritize dialogue to resolve  outstanding issues.

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com