“#Somaliland Waa Dad Xadaarad Fog iyo Siyaasad Waayo araga leh, lama Khaldi-karo Oo Waa Anago Kalle”Af-hayeenka #TPLF_Gatachu_reda.

Ethiopia(Hayaannews): TPLF ayaa War ay Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Mustafe Cagjar Hargaysa Ku Yimi kaga hadashay kaga hadashay arrimo door ah.

Af-hayeenka Tigreyga Gatachu reda, ayaa ka hadlay weftigii madaxweyne Mustafe Cagjar, hogaaminaayay ee Hargaysa Yimi

Afhayeenka tigreega ayaa sheegay dhabar jebin uu ku sameeyay abiy Ahmed, dawladda somaliland,

“Somaliland ma Ilowsana dhabar-jabintii Abiy ku samaynayay markuu farmaaje heshiiska la saxeexday’’ Gatachu Reda, Afhayeenka Tigreega

Afhayeenka tigree, ayaa shaaciyay in Abiy, maanta cagaha haysto dawladda somaliland

“Somaliland Waa Dad Xadaarad Fog leh iyo Siyaasad Waayo araga lama khaldi karo waa anago kalle” Sida waxa yidhi afhayeenka Tigreega

Afhayeenka tigreega ayaa hadalka jeediyay isaga oo la hadlaayay shabakadda Tigree News, baahisa wararka jabhadda TPLF.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Mustafe_Janaale(#MJ)

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com