#SOMALILAND: Wasaaradda warfaafinta Oo Digniin Culus U Dirtay War-baahinta Ka Hawlgasha Dalka.

Hargeysa(Hayaannews): Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa manta  digniin adag dul dhigtey war-baahinta ka hawlgasha gudaha dalka.

Sidoo kale waxa ay Warbaahinta ka hawl-gasha Somaliland uga digtay in ay baahiyaan warar, warbixino iyo ra’yi ururin keeni kara in ay dab ku huriyaan Xaaladda Gobolka Sool.

 

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com