“Waanu Difaacaynaa inta Taako Kamid Ah Xadka Somaliland Uu Cadow Soomaaliyeed Ku jiro Abkuu Doono Ha Sheegtee” Madaxweyne Muuse Biixi

“Dagaalku joogsan maayo inta taako ka mid ah xadka Somaliland uu cadow ku jiro.iyadoo 5 tii Soomaaliyeed mid walba meesheeda lagu ixtiraamo, way iga dhaadhici laadahay in Puntland iyo reer ka halka daga ay ku riyoodaan in ay yidhaahdaan Somaliland badh ayaanu goosanaynaa, hamada intaa leeg halkay ka keeneen,

Taliyayaashii Hargaysa, Burco iyo Borama sida u galay ee dadka dhameeyay waxa ka sameeyayna,maanta dhamaantood Garoowe ayay joogaan oo ay ku taamayaan 30 sanno ka bacdi in ay dib u bilaabaan wixii ay gaysteen,”. Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com