WAREYSI Xiisa Baddan Oo La La Yeeshay Madaxweynaha Somaliand

Hargeysa (Hayaannews)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo BBC-du la yeelatay waraysi xiiso badan ayaa mar uu shaqsiyaddiisa qof ahaaneed sharraxayay waxa uu isku tilmaamay inuu yahay “MACAAN IYO QADHAADH ISKU JIRA”.

Waraysigan waxa uu madaxweynaha Somaliland ku faaqidayaa dhaqankiisa, taariikhdiisii hore iyo nolol-maalmeedkiisa qofeed sida uu u maareeyo.