Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Magacaabay Guddida Qaranka Af-SOOMAALIGA

Muqdisho(Hayaannews); Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Abukar Xaaji  ayaa mgacaabay guddida ku-meel-gaadhka Af Soomaaliga, isaga oo ku sababeeyey in la helo baahida loo qabo guddi qaran oo wax ka qabata dhibaatooyinka haysta Afka Soomaaliga.

Guddidan qaran ee Af-Soomaaliga waxa ka mida 27-Xubnood waxaana ku jira Abwaan Yuusuf Shaacir iyo Qoraa Axmed Idaajaa.

Sidaa waxa uu ku sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay  Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Abukar Xaaji oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayannews, waxaanu u dhignaa sidan:

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com