“Xisbiga KULMIYE Si Aanay Faanka Beenta Ah Umadda Ula Hor Imanin Ayaa I Soo Kicisay”. Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweynihii hore Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si kulul uga jawaabay eedaymo uga yimi siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye,isaga oo ku eedeeyey Xisbiga KULMIYE inaanay xaflad qaran oo uu ku marti-qaaday muddadii uu xilka hayay aanay ka soo qeybgelin.

“Siddeedii (8) sannadood ee aan xilka hayey maalin kasta oo Qaran marti-qaad ayaan u fidin jiray xisbiga KULMIYE maalin qudha kamay soo qayb-gelin xaflad qaran oo aan ku marti-qaaday” Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi“Xisbiga KULMIYE Si Aanay Faanka Beenta Ah Umadda Ula Hor Imanin Ayaan I Soo Kicisay”. Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

Hargeisa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com