“Ka Daaya Daaroodow Soomaalilaand iyo Soomaaliya Qabyaaladda,” Qoraa Ibraahin-HAWD

Muuse Biixi baa Maraykanka tagaya ayaa suuqa soo gashay. Dabadeed aqoonyahankii Daarood oo foorjoobay baa Af Ingiriisidii aannu awowyadood barnay qoraallo badan ku faafiyay. “Muuse waa Isaaq ee Daaroodow ka soo kaca oo ku bannaanbaxa!”. Nin reer Soomaalilaand ah oo Geeldoon la yidhaahdo, marka ay qabyaalad noqotana Daaroodku reer ahaan inan gumeed ku xukuman, kolka uu Isaaq la dhaqmayana Warsangeli ilbaxnimo iyo sarrayn saldanadeed loo aqoonsan yahay, ayaa tabtii carruurta u Faqashoobay.

Hawiye iyo Raxanweyneyn iyo Jareer iyo Dir Koonfureed iyo Banaadiri iyo  Baajuun iyo reeraha Soomaalida Koonfureed oo dhan bay rabaan Faqashtu in ay ku dullaystaan “Soomaalilaand waa Isaaq, Isaaqna waa cadawgiinna”. Hadda waa Faqash! Isaaq waa barta, dhibicda, unugga, goboda, iyo xinjirta ay Soomaalinnimadu ka abuuran tahay ee ay ka samaysan tahay. Noocyada kale oo dhami Soomaali waa ay ahaan karaan.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wax uu dalka Maraykanka tagayaa isaga oo ay galbinayso umadda Soomaalilaand ee dumuqraaddiga ahi.

Ka daaya Daaroodow Soomaalilaand iyo Soomaaliya qabyaaladda, haddii kale wax aannu idinku qasbi Soomaaliya in ay tahay Dalka Samaale, idinkuna aad na la degtaan dhulkan.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com