“Muuse Biixi Ka-yeeli Mayno Inuu Maalin Walba Nagu Dul jar-jaro Koofiyadayada Oo Uu Burburiyo Saldanadan…” Suldaanka Guud Subeer-AWAL Sul. Xasan

HARGAYSA(Hayaannews)-Suldaan guud ee beelaha SUBEER-AWAL Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay qaabka saldanada Subeer-AWAL loogu soo duuley iyo sidii ay u dhacday casuumadii ugaaska beesha oo magaca suldaanka beesha xukuumaddu cid-kale ku magacowday.

Suldaan xasan waxa u uku eedeeyey madaxwayne biixi  inuu doonayo inuu koofiyada ku dul jeex-jeexo,isla markaana uu markii labaad ku soo duuley saldanada faca-waynle ee subeer-AWAL.

“Muuse Biixi ka yeeli mayno in uu maalin walba nagu dul jar jaro koofiyadayada oo uu cid nagusoo dhiso si uu uburburiyo sandaladan. Iminka oo qudha maaha ilaa 2016 kii ayuu nagu hayey farageinta sandaladda”.Ayuu yidhi Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo maanra shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa waxaana ku wehelinayay qaar ka mida Salaadinta madax-dhaqameedka subeer-awal.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale(#MJ)

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com