Muqdisho(Hayaannews): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland si loogu soo qanciyo in ay ka soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Madaxwaynayaasha ergada ah ayaa waxay kala yihiin madaxwaynaha Galmudug, madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo madaxwaynaha Hirshabeele,
sidaas waxaa baahisey wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA
#Hayaannes, Office
Muqdisho, Soomaaliya
Email: Hayaannssoma@gmail.com