Macalinka Shaxaadka ee Reer Somaliland !!!

Macalinka Shaxaadka ee Reer Somaliland !!!

Ninkan oo la yidhaahdo Suldaan Gamaal ayaa dhowaan loo aqoonsaday inuu yahay Shaqsiga 1aad ee ugu shaxaadka badan guud ahaan dadka Somaliland, gaar ahaan  marka la eego dhallinyarada Gobolka Sanaag. Kadib markii cilmi baadhis la sameeyay horaantii sanadkan 2024-kii  lagu xaqiijiyay inuu  leeyahay waayo aragnimo afartan sanadood ah oo xirfadaas ah. Sidaa waxa uu bulshada reer Ceerigaabo kaga kasbaday  inay ugu yeedhaan Macalinka Shaaftada ama Shaxaadka ee Somaliland.

Macalinka Shaxaadka ee Reer Somaliland !!!