Ciyaaryahanka Maxamed Saalax Iyo Qoyskiisa Oo Dabaal-degaya Ciidda Kiristaanka

Ciyaarahanka reer Masar ee Maxamed Saalax iyo qoyskiisa oo u dabaal degaya ciidda Kiristaanka taas oo ku beegan maanta.

Laacibkan ayaa baraha bulshada ka dhaliyey dood badan oo la xidhiidha arrintan uu ku kacay.