Maxaa Sababay Buuqii Iyo Gacan Ka Hadalkii Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland?

Buuqan oo Sababay Inay Xarunta Golaha Wakiilada la keeno ciidamada Booliiska

Hargesya(Hayaannews); Buuq iyo sawaxan ayaa ka dhashay fadhigii Gollaha Wakiilada Somaliland ee maanta,ka dib markii la taliyaha sharciga ee golluhu uu sheegay inuu burray mooshin ay shalay shir gudoonka u soo gudbiyeen Xildhibaanno.

Buuqan ayaa sababay inay xarunta golaha la keeno ciidamada Booliiska

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale(#MJ)

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com