“Qoladda Xidigaha Geeska Waxaynu Uga Baahanahay Wax Soo Saar……” Wasiir Saleebaan Cali-KOORE.

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koor ayaa ugu baaqay Kooxda fanaaniinta Xidigaha Gees-ka inay wax soo saaraan la yimaadaan.

Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maalintii Arbacada ee shalay ka furmay Magaaladda Hargeysa.

Shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen agaasime-waaxeedyadda wasaaradaasi waxaa furay wasiirka warfaafinta Saleebaan Cali Koore.

Wasiirka oo hadal ka jeediyay furitaanka shirkaasi waxa uu  sheegay in ay muhiimadda koowaad siinayaan saddex waaxood iyo qaybta xog ururinta. Wax dadka iyo dalkaba anfaca

HALKAN HOOSE KA DAAWO