Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Shaaciyey Inuu Hakiyay Dhammaan Cashuur-dhaafyada Aan Daruuriga Ahayn.

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaciyey inuu hakiyay dhammaan cashuur-dhaafyada aan daruuriga ahayn.

Wasiir Sacad waxa uu sidaa ku sheegay Wareegto uu soo saaray maanta oo nuqul ka mida ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews, waxaanu yidhignaa sidan:

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Musafe-Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com