Sompower markii ay marshucan
bankiga aduunku u maalgalinta ee HANTIDII KU baxday bixiyay waxay shacabka u
sheegeen in laydh jaban ay siin doonaan,
Sida darted, iskadaa laydh jaban
oo ay siiyaan shacabka dhaqaale darada iyo shaqo la,aanta la ildaran, waxay KU
kordhiyeen 100% 5 qiimihii hore ee ay ka qaadi jireen oo xukumadu ay leedahay.
( Miskiin baa sino la fuulo leh )
Xukumadu in ay shacabka u damqato
ayay ahayd oo ay la xisaabtanto oo ay ka dalbato in laydhka shacabka laga
jabiyo lk may ahayn in qiimaha lagu kordhiyo in ay ogalaato shacabka,
Isku Soo wada duuboo, Sompower
waa dhiigyo cuqubo ka jaqaaya dadkooda,
Kuwa xamar ka dhisan ee ay isku
magaca guud wadaagaan ee Sompower qiimaha laydhka xamar ay KU iibiyaan waa 0.3
halka unit,
halka hargaysa 0.79+%5 halka unit
yahay.
Xukumad haday u damqan waydo
shacabka saw hanti urursi Kama jacla DADKA ay xukunto..